Wiil uu dhalay Wasiiru Dowlihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya oo dagaal lagu dilay

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar culus waxa ay ku qaadeen fariisimo ciidanka dowlada Soomaaliya ku lahaayeen degmada Afgooye, waxaana weerarkaasi ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in dagaalka oo ahaa mid xoogan uu socday ku dhawaad hal saac, waxaana labada dhinac ee dagaalamay is dhaafsadeen hubka … Continue reading Wiil uu dhalay Wasiiru Dowlihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya oo dagaal lagu dilay